Published by Ser Shakir
Ujeedka podcast wa in aan ku soo gudbinno horumarinta shaqsiyeed, maandhiska, hal-abuurka, isbedelka , guulaha iyo taaariikhdooda bulshada haldoorkooda ah, si ay inoola wadaagaan safaradooda iyo casharada aynu ka baran karno ama khibrad ahaan. Sido kalena dadku uga helaan talooyin iyo taxanayaal u hoga tusaaleeya hayaankooda nololeed ay ku jiraan noocyadiisa kala duwan!
Listen on Apple Podcasts1 hr 5 min
Isago muuqaal ahna kasoo daawo barta youtube e ( maan kobciye ).
53 min
Episodenkan wuxu ka hadlayaa hogaamiyaha iyo sadexda qaybood e u kala baxo, hadaad doonayso wax badan inaad ka barato dhagayso podcastigan. Sido kalena muuqaalkiisa waxad kasoo daawan kartaa barta youtube ee maankobciye . Mahadsanidiin
1 hr 18 min
isago daawasho ahna waxad kasoo helaysa qaybta podcast aan ku leenahay youtube ( maankobciye )
1 min
Ser Shakir
6 min
Xalqadan cusub aan kasoo jaray qaybta youtube isago dhamaystirana halkan ka daawo ( Youtube= maankobciye ) waxad ka baranaysaan sida ay isula shaqaynayaan hab fikirkaaga iyo hadafkaaga markaad hiigsanaysid haddaad qorto kuna celceliso waxad doonayso. Waxa daadahaynaaya aniga iyo ahmed darwiish.. Guulaysta dhamaantiin.
Bring this source into Mato to analyze its transferable patterns and turn them into an original show concept for your audience.
Create a show inspired by this